Home / Caafimaadka / Maraykanka oo ku adkeystay in uu ku diley duleedka Gaalkacyo Alshabaab.
Maraykanka oo ku adkeystay in uu ku diley duleedka Gaalkacyo Alshabaab.

Maraykanka oo ku adkeystay in uu ku diley duleedka Gaalkacyo Alshabaab.

Taliska ciidamada Maraykanka ee Africom ayaa ku adkeystey in ay ku dileen dagaalyahano Alshabaab ah duleedka magaalada Gaalkacyo iyadoo dowlada Federalkana ay sheegtay in ciidamadaas ay ahaayeen ciidamada ka tirsan Milatariga Soomaaliya.

 

Afhayeen u hadlay waaxda gaashaandhigga Maraykanka captain Jeff Davis ayaa sheegay in duqeynta ay ka geysteen Gobolka Mudug ay ku dileen sagaal ka mid ah Al-shabaab,balse ay baarayaan wararka sheegaya in ciidamo Galmudug ah lagu dilay weerarkii ay ka qeybgaleen ciidamo ka tirsan maamulka Puntland.

 

 

Maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland in uu ku lug lahaa duqeyntii loo geystey saldhig ay ciidamada Galmudu ku lahaayeen duleedka magaalada Gaalkacyo.

Loading...

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

About hatuf

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll To Top
Loading...