Home / Caafimaadka / Dhageyso:,Musharax Madaxweyne Cabdullahi Ciilmooge Xirsi Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi Ah Oo Quseeya Siyaasada Dalka Iyo Doorashooyinka
Dhageyso:,Musharax Madaxweyne Cabdullahi Ciilmooge Xirsi Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi Ah  Oo Quseeya Siyaasada Dalka Iyo Doorashooyinka

Dhageyso:,Musharax Madaxweyne Cabdullahi Ciilmooge Xirsi Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi Ah Oo Quseeya Siyaasada Dalka Iyo Doorashooyinka

Musharaxa madaxweeyne c/laahi ciilmooge xirsi oo ah shaqsi si’ween looga yaqaano geeya soomaaliya kana soo shaqeeyey dhamaan dowladihii wadanka soomaray sida xukuumadii saacid oo uu soo noqday waziirkii warfaafinta iyo boostada iyo isgaarsiinta sidoo kala hada ah gudoomiyaha xisbiga xiis

Imankana ah musharax madaweene oo udiyaarsan in uu ku guuleeysto kursiga ugu sareeya ee dalka

Ayaa waxaa uu ka hadlay waxqabadkiisa hadii uu doorashada madaxtanimo ee dalka uu ku guuleeysto ciil mooge ayaa sheegay in uu yahay shaqsi ku fir fircoon siyaasada dalka in mudo ahana uu ku soo dhex jiray

Waxaana uu sheegay in umada soomaaliyeed aay ubaahanyihiin madax weeyne udaacad ah duruufaha adakna waxka qabankara

Hoos Ka Dhageyso

Loading...

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

About radiohaatuf fm

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll To Top
Loading...