Home / Cayaaraha / Waxa Lasoo Bandhigay 20-ka Tababare Ee EPL-ka Iyo Qiimaha Saacadahooda Jose Mourinho Oo Ka Sareeya Wenger, Conte, Klopp Iyo Pep Guardiola  ogow Mcalinka Aa Taagerto.
Waxa Lasoo Bandhigay 20-ka Tababare Ee EPL-ka Iyo Qiimaha Saacadahooda Jose Mourinho Oo Ka Sareeya Wenger, Conte, Klopp Iyo Pep Guardiola  ogow Mcalinka Aa Taagerto.

Waxa Lasoo Bandhigay 20-ka Tababare Ee EPL-ka Iyo Qiimaha Saacadahooda Jose Mourinho Oo Ka Sareeya Wenger, Conte, Klopp Iyo Pep Guardiola  ogow Mcalinka Aa Taagerto.

Antonio Conte waa macalinka ilaa iyo haatan qabtay shaqada ugu wanaagsan horyaalka Ingiriiska madama uu ka saaciday Blues iney 6-dhibcood oo nadiif ah ka sareyso Liverpool, balse Sean Dyche ayaa ah macalinka xiran saacadda ugu qaalisan 20-ka tababare ee horyaalka Ingiriiska.

Macalinka Burnley ayaa lagu sawiray isagoo xiray saacad qiimaheeda lagu sheegay 45,000 kun oo Pound sida ay daabacday Mail Online, halka Antonio Conte saacadda uu xiran yahay lagu qiimeeyay aduun dhan 10,000 kun oo Pound.

Baaritaanka la sameeyay ayaa sidoo kale lagu soo ogaaday magacyada saacadaha waxaana ka marneen meesha macalinkii shaqada Swansea City laga ceyriyay ee Bob Bradley.

Jose Mourino waa macalinka xiran saacadda ugu qaalisan marka lala barbardhigo macalimiinta ugu waaweyn horyaalka sida Arsene Wenger, Jurgen Klopp, Antonio Conte, Pep Guardiola iyo xitaa Claudio Renieri wuxuuna xiran yahay saacad qiimaheeda lagu sheegay 25,000 kun oo Pound.

Arsene wuxuu xirtaa saacad qiimaheedu yahay 8,350 Pound, halka Pep Guardiola saacadiisa ay qiimo ahan tahay kaliya 1,900 Pound, ogowna in Sam Allardyce oo maamula Crystal Palace iyo Ronald Koeman oo maamula Everton ay xiran yahiin saacado ka qaalisan xitaa Jose Mourinho.

Loading...

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

About radiohaatuf fm

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll To Top
Loading...