Home / Cayaaraha / Daafaca kooxda Juventus Iyo Qaranka Italy Giorgio Chiellini Oo Qaatay Shahadada Masters Degree
Daafaca kooxda Juventus Iyo Qaranka Italy Giorgio Chiellini Oo Qaatay Shahadada Masters Degree

Daafaca kooxda Juventus Iyo Qaranka Italy Giorgio Chiellini Oo Qaatay Shahadada Masters Degree

Daafaca kooxda Juventus iyo qaranka Italy Giorgio Chiellini ayaa loo keenay shahadiisa Masters Degree ee madada Business Administration.

Xili Uu Ka hadlay wuxuu yiri “waan ku faraxsanahay inaan gudoomo shahaada egree!” ayuu dafacan ku soo qoray Twitter.

Chiellini ayaa ka qalin jabiyay jamacada University of Turin’s School of Management and Economics.

Giorgio ayaa ah daafaca ugu fiican ee kooxda hogaamineyso horyaalka talyaaniga ee Juventus

Loading...

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

About radiohaatuf fm

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll To Top
Loading...