Home / Caalamka / Wararka / puntland oo deegaanadeeda ka bilawday Talaalka Xanuunka Jadeecada
puntland oo deegaanadeeda ka bilawday Talaalka Xanuunka Jadeecada

puntland oo deegaanadeeda ka bilawday Talaalka Xanuunka Jadeecada

Madaxa Aasaasiga caafimaadka gobolka mudug maryan xuseen cali ayaa waxa ay kahadashay sharaxadna kabixisay Talaalka cudurka jadeecada ee kabilowday Magalada gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug iyo degmada goldogob ee isla gobolka mudug.

Maryan xasan ayaa waxaa ay sheegtay in sababta talaalka xeligaan ku soo aadiyey ay tahay dad tiro badan oo ay si weyn u saameeyeen abaaraha ku dhuftay deegaanada puntland taasi oo ay sababtay cuduro kala duwan oo ay ka mid yihiin xanuunka jadeecad.

Madaxa Aasaasiga caafimaadka gobolka mudug ayaa tilmaamtay in talaakaan uu faa,iido weyn uga fadhiiyo shacabka reer puntland.

Loading...

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

About radiohaatuf fm

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll To Top
Loading...