Home / Caalamka / Wararka / Wasaarada dstuurka xukumada soomaaliya oo sheegtay in dib u habeynta dastuurka dalka aysan lug ku lahaan doonin gacmo shi-sheeye
Wasaarada dstuurka xukumada soomaaliya oo sheegtay in dib u habeynta dastuurka dalka aysan lug ku lahaan doonin gacmo shi-sheeye

Wasaarada dstuurka xukumada soomaaliya oo sheegtay in dib u habeynta dastuurka dalka aysan lug ku lahaan doonin gacmo shi-sheeye

Wasiirka Dastuurka Xukuumada Federaalka C/raxmaan Xoosha Jibriil ayaa faah-faahin ka bixiyay qaabka uu u socon doono dib u habeynta dastuurka dalka u yaala waxaa uu sheegay in ay ka feejigan yihiin in gacmo shisheeye ay faraha la soo galaan dib u habeynta dastuurka dalka.

Wasiirka dustuurka xukuumada soomaaliya ayaa waxaa uu tilmaamay in iyagoo kaashanay qubaro soomaali ah ay si cadaalad ay ku dheexantahay ay u habeyn doonaan dastuurka KMG ah ee haatan la doonayo in la dhameystaro.

Uga dambeyn Wasiirka Dastuurka Xukuumada Federaalka C/raxmaan Xoosha Jibriil ayaa sheegey in ay ku dhameystari doonaan dastuurka mudo dhan 2,sano.

Loading...

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

About radiohaatuf fm

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll To Top
Loading...