Home / Caalamka / Wararka / Soomaaliland oo sandkaan u dabaal dageynin 18,may oo ay u asteeyeen maalantii ay ka go,een soomaaliya
Soomaaliland oo sandkaan u dabaal dageynin 18,may oo ay u asteeyeen maalantii ay ka go,een soomaaliya

Soomaaliland oo sandkaan u dabaal dageynin 18,may oo ay u asteeyeen maalantii ay ka go,een soomaaliya

Beritu oo khamiis ah ayaa waxaa ay ku beegantahay 18,may kuna began 26,sano guuradii ka soo wareegatay xeligii maamulka soomaaliland ay ka go,day soomaaliya inteeda kale.

Sanad kasta 18,may soomaaliland waxaa lagu qabtaa dabaal degiyo hase ahaatee snadkaan waxaa gebi ahaamba la xakiyey dabaal degiyadaasi iyadoo arinkaa lagu bedelayo qaraan aruurin loo sameynayo dadka ku xoolo belay abaaraha qorshaha ayaa ah mid lagu aruurinayo lacag dhan 10 malyiin oo doolar si wax loogu qabto dadka baata ku dhufaty.

Wasiirka wasaarada war-faafinta soomaaliland cismaan c/laahi saxr diid cadaani ayaa waxaa uu ka warbixiyey sababta sandkaan ay u xakiyeen dabaal degiyadii 18,may oo ay sanad kasto u dabaal degi jireen.

Loading...

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

About radiohaatuf fm

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll To Top
Loading...