Home / Caalamka / Wararka / Maaulka G/hiiraan oo fariin adag u diray dadka degan Xaruntii hore ee Hanuuninta dadweynaha iyo Kubadda Baskidka gobolka Hiiraan
Maaulka G/hiiraan oo fariin adag u diray dadka degan Xaruntii hore ee Hanuuninta dadweynaha iyo Kubadda Baskidka gobolka Hiiraan

Maaulka G/hiiraan oo fariin adag u diray dadka degan Xaruntii hore ee Hanuuninta dadweynaha iyo Kubadda Baskidka gobolka Hiiraan

Cali Jeyte Cismaan Gudoomiyaha gobolka Hiiran ayaa amar ku bixiyay in ay si dhaqso ah looga guuro dadka degan Xaruntii hore ee Hanuuninta dadweynaha iyo Kubadda Baskidka gobolka Hiiraan oo ku taalla Magaalada Baladweyne.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in sideg deg ah looga baahn yahay in ay uga guuraan dadka degan Xaruntii hore ee Hanuuninta dadweynaha iyo Kubadda Baskidka gobolka Hiiraan,sidayactir loogu sameeyo.

Waxa uu shegay in ay dadkaasi fursad u heestaan mudo 5 maalin oo kaliya isaamarkaana hada la diyaariyay qalabkii lagu dhisi lahaa maadaama ay muhiim u tahay Bulsahda qeybahela duwan.

Maamulka gobolka hiiraan ayaa waxaa ay modooyinkii dambe wadeen dadaalo xoogan oo ay ku hormarinayaan G/hiiraan.

Loading...

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

About radiohaatuf fm

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll To Top
Loading...