Home / Caalamka / Wararka / Xoghayaha Guud ee Ururka Saxifiiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ Cumar Faaruuq Cusmaan Oo La Hadlayay  radio haatuf muqdisho Ayaa eedeyay Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumada Somaliya,
Xoghayaha Guud ee Ururka Saxifiiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ Cumar Faaruuq Cusmaan Oo La Hadlayay  radio haatuf muqdisho Ayaa eedeyay Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumada Somaliya,

Xoghayaha Guud ee Ururka Saxifiiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ Cumar Faaruuq Cusmaan Oo La Hadlayay  radio haatuf muqdisho Ayaa eedeyay Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumada Somaliya,

Cumar Faaruuq Cusmaan ayaa  wuxuu dhaliilay nidaamka ay dowladdu u marayso Xeerka Saxaafada ee dhawaan La Horgeeyay Golaha Wasiirada ee Somaliya, Isagoona sheegay iney taasi ka hor imaanayso Qaynuunka Caalamiga ah,

Xoghyaha Nusoj wuxuu walaac ka muujieyey Qodobo Ku Jira sharcigan oo muujinaya In Dhamaan wariyayaasha la diwaangaliyo, Si Aan Munaasib Aheyn, Wuxuuna taasi ku tilmaamay mid Xoriyad darra ah xiligaan,

Xeerkan dhigaya in La Ganaaxo saxafigii Ka Horyimaada Xeerkaan adag ee Ay ansixiyeen Golaha Wasiirada ee Somaliya, waxaana uu sheegay Xoghaye Cumar Faaruuq in xiligaan ay saxifiyiinta soomaaliyed ay ku shaqeeyaan Duruufo adag,

Xoghayaha Guud ee Ururka NUSOJ Cumar Faaruuq Cusmaan Wuxuu Wax laga xumaado ku Tilmaamay in Wasaarada warfaafinta Ay sharcigan Tashi kala sameysay Dad kooban oon matali karin Masuuliyadda Suxufiyiinta Somaliyed, sida uu Hadalka u dhigay,

Ugu danbeyn ayuu Ugu Baaqay Wasiirka Warfaafinta ee soomaaliya in Xeerkan Dib Loogu laabto lagana saaro, Qodobada ka hor imaaanaya Xoriyada iyo Hadalka Saaxafada, wuxuuna Cod dheer ugu baaqay Madaxweyne farmaajo iyo RW. Kheyre in Sharcigan aan la Horgeyn baarlamanka Soomaaliya Xili ay dad badi is waydiinayaan la deg degitaanka Xeerkaan.

Loading...

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

About hatuf

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll To Top
Loading...