Home / Caalamka / Wararka / Qarax khasaare geystay oo ka dhacay degmada buulo-barde
Qarax khasaare geystay oo ka dhacay degmada buulo-barde

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay degmada buulo-barde

Qarax miino oo dhulka lagu aasay ayaa lagu beegsaday Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM degmada Buulo-Burde ee gobalka Hiiraan.

 

Goob-joogayaal ku sugan Degmada Buulo-Burde ayaa sheegay in qaraxa uu dhacay xili Ciidamada Jabuuti gaar ahaan kuwa Miino baarista ay howlo shaqo ay ka wadeen hareeraha garoonka diyaaradaha degmadaas.

 

Dhanka kale  Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada qaraxa miino, waxayna sheegeen in qaraxaan lagu dilay 3-sarkaal oo ka tirsanaa Ciidamada Jabuuti ee ku sugan degmada Buulo-Burde ee gobalka Hiiraan

Loading...

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

About hatuf

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll To Top
Loading...