Home / Caalamka / Wararka / AKHRISO-:Madaxweyne Cosoble oo Mas’uuliyiin cusub u magacaabay Maxkamadda racfaanka Baladweyne.
AKHRISO-:Madaxweyne Cosoble oo Mas’uuliyiin cusub u magacaabay Maxkamadda racfaanka Baladweyne.

AKHRISO-:Madaxweyne Cosoble oo Mas’uuliyiin cusub u magacaabay Maxkamadda racfaanka Baladweyne.

Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada Maamulka Hirshabeelle ayaa lagu magacaabay Gudoomiyaha Racfaanka Maxkamadda magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiraan.

Magacaabista Madaxweynaha ayaa lagu sheegay in ay ka dhalatay dhibaato ka taagan Garsoorka  Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan iyadoo sidoo kale la magacaabay xubno kale oo maxkamadda racfaanka ka mid noqonaya.

 

Hoos ka aqriso Wareegtada.

Loading...

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

About hatuf

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll To Top
Loading...