Home / Caalamka / Wararka / Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiiro cusub
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiiro cusub

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiiro cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalak Soomaaliya Mudane Max’ed C/llahi Farmaajo ayaa aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilsay safiiradda Dowladaha Irland iyo Czech Republic ay u soo magacaabeen Soomaaliya.

 

Safiiradan cusub oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa warqadaha aqoonsiga Danjiranimo Guddoonsiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

Talaabadan ayaa qeyb ka ah xoojinta xiriirka dhinaca diblomaasiyadda oo ay ku talaabsanayso Dowladda Soomaaliya.

Loading...

Idaacadda Haatuf Kala soco Warar la hubo

About hatuf

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

Scroll To Top
Loading...