Home / Caalamka

Category Archives: Caalamka

Feed Subscription

Maalinta Naas-nuujinta Adduunka oo Maanta laga Xusay Muqdisho

Maalinta Naas-nuujinta Adduunka oo Maanta laga Xusay Muqdisho

Munaasabad lagu Xusayo Maalinta Naas-nuujinta Adduunka oo ay ka soo qeyb galeen Wasiirro, Xildhibaano ka tirsan Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukumadda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur oo Munaasabadda ka hadashay ayaa Hooyooyinka ...

Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo Iscasilaya

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo Iscasilaya

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo ah Guddoomiyaha Golaha wakiilada ahna musharax madaxwayne ee Xisbiga Mucaaridka ee Waddani ayaa maanta cadeeyay in kursiga golaha wakiilada uu baneynayo oo xilkaasi uu iska casilayo maalinta beri ah ee Arbacada. Cabdiraxmaan Cirro ayaa xilkaasi ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiiro cusub

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiiro cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalak Soomaaliya Mudane Max’ed C/llahi Farmaajo ayaa aqalka Madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilsay safiiradda Dowladaha Irland iyo Czech Republic ay u soo magacaabeen Soomaaliya.   Safiiradan cusub oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa warqadaha aqoonsiga Danjiranimo Guddoonsiyay Madaxweynaha ...

Read More »

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay degmada buulo-barde

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay degmada buulo-barde

Qarax miino oo dhulka lagu aasay ayaa lagu beegsaday Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM degmada Buulo-Burde ee gobalka Hiiraan.   Goob-joogayaal ku sugan Degmada Buulo-Burde ayaa sheegay in qaraxa uu dhacay xili Ciidamada Jabuuti gaar ahaan kuwa ...

Read More »
Scroll To Top
Loading...